Halyeey Bacadle Maxamuud Muraadeyste


(انا لله وانا اليه
راجعون )
اللهم اغفرله و ارحمه وثبتة
بالقول الثابت ... وارزق أهله
الصبر والصنوان
Avvocato
Dr. Cabdiraxmaan Xaaji Ereg
Axmed Barre Hool (Miciweyn)
Cabdiraxmaan Sheekh Nuur Xasan
Hassan Sheikh Ali Shirwa
Salaad Osmaan Kaahiye
Hassan Hersi Karshe
Mohmed Hersi Roble
Cabdirisaaq Cadde Siyaad
Maxamed Sheekh Cabdullaahi
Mohamed Abdullaahi Shire Foodeey
Mohamed Sheikh Nuur (Gureey)
Cabdishakuur Axmed Barre
Ismaaciil Sheekh Nuur Xasan
Axmed Maxamed Rooble
Maxamuud Maxamed Rooble
iyo
Dhamaan Jaaliyadda Dibadda ee
Beesha reer Ciise waxay Tacsi
tiiraanyo leh u dirayaan
Eheladii iyo Qaraabadii iyo
Xaaskii iyo Caruurtii uu ka
geeriyooday Marxuum halyeey
Bacadle Maxmauud Muraadeyste
oo
ku geeriyooday qaraxii
waxashnimada ahaa oo dhawaan ka
dacay magaalada Gaalkacyo
Waxaan si Gaar ah tacsi u
gaarsiineynaa Aabbe
Maxamuud Muraadeyste iyo Xaaskii
uu ka tegay halyeeyga
Anagoo Alle uga baryeyna inuu
Naxariistii Janno siiyo
Aamiin.....