TACSI MARXUUM MUXIYADIIN CABDI GUREY{AFWEYENE}

OO KU GEERYOODAY GAALKACYO

 

“INAA LILAAHI WA INAA ILAHAYHI RAAJICUUN”

 

Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta Mudugnet Waxy Tacsi U dirayaan Ehelada, Asxaabta uu ka Geeryooday Allaha Unaxariistee Muxiyadiin Cabdi Gurey Faarax Weheliye oo loo yiqiin {Afweyne} oo Xalay ku Geeryooday Isbitalka Weyn ee Magaalada Galkaycyo  

 

Dhamaan intii uu ka Geeryooday Gaar ahaan Qoyska reer Faarax Weheliye, Samir & iimaan Allaha Ka siiyo Asagana Janadii Firdawsa Allaha Ka Waraabiyo

 

AAAAMIIN             AAAMIIIN                                AAAMIIIN