Oon baa biyaha loo cabaa - Heestan ayaa ah heesaha waayahan dambe soo baxay heesta loogu jecel yahay fanaaniinta da'da yar ee qurba joogtana ee qaadaan iyagoo miraheeda sida ay rabaan ka yeela taas oo ah meel ku dhac loo geysanayo abwaanka Alifay heesta iyo Fanaanka heesta original kesdda iska leh Cabdirisaaq Gaadaco-Waxaa heestaan idiin suurta galiyay Midnimo Radio- Toronto oo ah idaacad Soomaaliyeed oo aan Qabiil iyo Siyaasad shaqo ku laheyn oo had iyo jeer u heelan Danaha umadda Soomaaliyeed Guud ahaan gaar ahaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee reer Canada , Waxaa Mahad gaar ah leh Howlwadeenada Idaacadda - Wariye Yuusuf Sheeko Xariir, wariye Jabrii Macallin (Asad), Wariye Seynab Maxamed Xaaji (Laba Dhagax) iyo Farsama yaqaanka Barnaamijka Cabdirisaaq Cadde......
Oonbaa biyaha loo cabaa uumatana Gaajo
Codkii Cabdirisaaq Gaadaco
MudugNet Classics