Dowladda KMG oo joojisay
Isticmaalka Baasaborkii hore ee
Soomaaliya.
MudugNet, Muqdisho, Axad, 17
ka Luulyo, 2011.
Shir
jaraa'id
oo
maanta
magaalada
Muqdisho
si wada
jir ah
ugu
qabteen
taliyaha
hogaanka
socdaalka
dowladda
KMG
General
C/laahi
Gaafow
Maxamuud
iyo
Agaasimaha
wasaaradda
arimaha
Dibadda
Dowladda
KMG
soomaaliya
ayaa
lagu
mamnuucay
isticmaalka
Basaboorkii
hore ee
Cagaarka
ahaa,isla
markaana
Ducoments-ka
Rasmiga
ah ee la
isticmaali
karo uu
yahay
Basabooska
Cusub ee
Electronic-ga
ah.
General
Gaafow
ayaa uga
Digay
dadka
xujeyda
ah ee
Doonaya
in xajka
sanadka
soo
gutaan
Isticmaalka
Basabooskii
hore.
waaxada
socdaalka
iyo
wasaaradda
Arimaha
Dibadda
dowladda
KMG ayaa
sheegay
in
codasiyo
kala
duwan ay
ka
heleen
wadamada
xiriirka
la leh
soomaaliya
oo ku
saabsan
in la
joojiyo
Isticmaalka
Basabookii
hore
maadaama
uusan
ahayn
baasaboorka
Electronic
ah oo oo
cid
kasta oo
aan
Soomaali
ahayn
qaadan
karta.
Dowlada
Soomaaliya
ayaa
dhowr
jeer oo
horey u
joojisay
isticmaalka
baasabooskii
hore
balse
waxaa
wali
aqoonsan
oo ogol
in la
isticmaalo
dowlado
badan oo
xiriir
ganaacsi
kala
dhaxeeyo
Soomaaliya.
Mudugnet-news