kulan maanta mar kale
magaalada Muqdisho ay ku
yeesheen Xildhibanadda
baarlamanka soomaaliya ayay ku
ansixiyeen xeerka raad raaca
waajibaadka Gudiyadda Joogtadda
baarlamanka,ka dib doodo ay ka
yeesheen Xeerkaasi.
Fadhiga baarlamanka oo soo
xaadirtay 277 mudane ayaa 274
xilkdhibaan haa ugu codeeyay
Xeerkan halka kuwa kalena ay ka
soo horjeesteen xeerkaasi.