Jabhadda Xoraynta Somali Galbeed oo Ciidamo katirsan Gumaysiga Itoobiya ku laysay Dhulka Somali Galbeed
 

MudugNet, Muqdisho. Arbaco, June 24, 2009.

 

Ururka Xoraynta Somalia Galbeed ayaa tafaasiil dheeri ah ka bixiyay dagaallo xornima doon ah oo ay maalmihii lasoo dhaafay dhulka Somali Galbeed kula galeen Ciidamada gumaysiga Itoobiya.

C/laahi Gaashaan oo katirsan qaybta Warfaafinta Jabhadda Somali Galbeed ayaa sheegay in ay khasaara u badan dhimasho u gaysteen Ciidamada Gumaysiga Itoobiya Bayaan ay soo saartay Jabhadda Somali Galbeed ayaa sidan.
 
 
Mudugnet.com Xafiiska Wararka Magaalada Muqdisho Somalia

 

Akhri warsaxaafadeedka Jabhadda