
Beesha
wacbuudhan Abgaal oo maanta
kulan balaaran ku yeelatay
magaalada Muqdisho ayaa sheegay
in ay cambaaraynayaan dagaalada
iyo duqaymaha weli kasii socdo
magaalada Muqdisho.
Wacbuundhan Abgaal waxay
sheegeen in ay doonayaan ku
dhaqanka shareecada Islaamka
islamarkaana ay kasoo horjeedaan
dalabka Ciidan Shisheeye oo ay
dhawaan dowladu codsatay.
Bayaan ay Beesha soo saartay
Mudulood waxay ku sheegtay in
aysan dowlada ku teegeeri doono
qaab qabiil islamarkaana ay
dowlada ku dhaliilayaan wax
qabada la'aan.
Halkan ka Akhri Warsaxaafadeedka
Mudugnet.com Xafiiska Wararka
Magaalada Muqdisho