Abtidoon Baahalow halqabsigiisaa wuxuu yahay iska hees looma heeso, Ninkii Ilaah cod Siiyo Abwaan Maskax lihi helo, Mulaxan Qaran Hees u qqabeeyo ayaa ah inuu heeso, Heestaan ma filaayo iney jiraan heeso badan oo la tartami karaan - Waa heestii Jaceyl Dhidibka aastay Erayadii Abwaan Maxamed cali Kaariye (AUN) Naaxiyadiii iyo Miyuusigii Mulaxankii weynaa ee Xasan sabriye Afrax (Xasan Gareed) Allaha ku nabad yeelo Dalkii Hooyo ee ku nool yagay oo aanuu dhanna uga bixin isaga iyo Abwaaniinta kale ... Aamiin
Jaceyl Dhidibka aastaa
Maxamed Saleebaan Tubeec
Erayadii Abwaankii Abwaanada Maxamed Cali Kaariye
(Naxariistii Janno iyo Dambi dhaaf Allaha Siiyee)
Maaxiyadii iyo Miyuusigii Mulaxanki Weynaa
Xasan Sabriye Afrax
(Xasan Gareed)
Soomaaliya Ha Noolaato