Aamiin Allahayow waa Amaanadaadee
Maxamed Saleebaan Tubeec
Erayadii Alxaaji Xuseen AwFaarax Dubbad
 (Naxariistii Janno iyo Dambi dhaaf Allaha Siiyee)
 


Soomaaliya Ha Noolaato
MudugNet  waxay idiin soo bandhigeysaa Heestii Halaasiga aheyd ee Aamiin Allahayow waa amaanadaadee  - oo ah hees ka mid ah heesihii taxanaha ee Qisadii dhabta aheyd ee Qabsatay Aabaha fanka Soomaaliyeed Alxaaji Xuseen AwFaarax Dubbad iyo Jaceylkiisii Faaduma Faarax Heestan waxaa naaxiyadda Saaray Codkiisana ku qaadaya Boqorka Codka Codka Maxamed saleebaan Tubeec Allaha ku xafido halka uu ku nool yahay