Ciidamo ku
labbisan dharka Tuutaha ayna
Hogaaminayaan Saraakiisha
Galmudug ayaa Maanta lagu
daadiyay Wadooyinaka Magaalada
Gaalkacyo
MudugNet, Muqdisho, Khamiis, 22ka Luulyo, 2010.
Ciidamo aad
ufarbadan oo ku labisan Tuute
nooca Cagaarka ah oo lagu
yaqiinay Ciidmada Galmudug ayaa
Maanta buux dhaafiyay wadooyinka
Waa weyn iyo xaafadaha Magaalada
Gaalkacyo ee Xrunta GalMudug
State Somaliya
Ciidmada oo
ku hubyasan nooqcyada kala duwan
ee Qoryaha oo ay ku jiraan
Dabajeexyo iyo Sabano ayaa waxaa
ay Socdo Maanta ku mareen
wadaooyinka waa weyn Sida Astaan
Hobyo, Astaan Golol Ex.Bile
Raflle iyo Jidka loo yaqaan
Cusbada ee Gala suuqa weyn ee
Galkacyo waxaana Ciidmada la
arkayay iayaga oo wadada
dhinacyadeda scoda walay aysan
wax hawl gal ah aysan samayn
Sidoo kale waxaa Ciidmada lagu
arkayay maanta ilaa Gabal dhicii
Caawa Xaafadaha Magaalada
Galkacyo
Ciidmada oo
ay Hogaaminayeen Saraakiil sar
sare oo Galmudug ka tirsan sida
Xasan Faarax kaarshe iyo Cawil
Nuur Rooble waxay ka gaabsadeen
inay wax faah faahin ku aadan
Ciidmada ay Magaalad ku soo
daadiyeen ah siyaan saxaafadda
waxaase dadka reer Galkacyo ay
ku macaneeyeen Mid ka danbaysa
dhoolo Tuskii dhawaan ay
sameeyeen Ciidamo ka amr qaata
Cabadi Shukri Cali xirsi oo
haatan ku xaraysan Xero ku taala
Xaafadda Calanley
Sarakiisah
Galmudug ayaa horay usheegay in
ay Magalada ka bilaabayaan
Roondo ayna la dagaalamayaan
Ciidamo ay ku sheegn inaysan
deegaanka udhalan oo Cabdi
Shkuri Ku hubeeyay Magaalada
Gaalkacyo