Mas’uuliyiinta Galmudug ee dib
Galkacyo ugu soo laabtay oo
Xarunta Madaxtooyada Soo gaary
waxaa Saxaafadda Warbixin Kooban
Siiyay Cabdi Samad Nuur Guuleed
Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug
oo Ugu Horayntii u mahad Celiyay
Maaamulka Gobolka Mudug ee
Galmuudg iyo Madaxdii kale ee
soo dhawyntooda ka qayb qaatay
Waxa uu Shgeegay inay ku
maqaanyeen Hawlo shaqo oo ay ku
joogeen Muqdisho kulmana ay la
soo qaadteen Madaxa Dawladda
Soamliya Arimo Badan ayuu
shegeya inay ka wada haldeen oo
ay Maalinimada Sabitada ah kulan
Balaaran Shacbka Galmudug uga
warbixn doonaan Safarka ay ku
maqnaayeen iyo waxa usoo
qabsoomay intaba
Dib u soo
laabashada wafdigan ka tirsan
Galmudug ee Xamar ku maqnaa ayaa
ku soo beegmaysa xili dalka uu
ka mqan yahay madaxweyne Caalin
oo isga iyo Wafdi la socda ay ku
sugan yihiin Magaalada Adis
Ababa ee Xarunta Dalka Ethiopia.
Ciidmada Ahlu Sunna ee Galkacyo
oo la Dagaalamay Maleeshiyaad
difaac uahaa Goob Cuntada Bisil
lagu kariyo Bisha Raamdaanka.
Labo Askari
ayaa ku dhaawacmay kadib markii
Maanta ay is rasaasayn Mudo
Socotay dhex martay Ciidamada
Ahlu- Sunna ee Magaalada
Gaalkacyo iyo Maleeshiyo difaac
u ahaa Maqaayad Cuntada bisil
Ramadaanka Maalinkii lagu
kariyo oo ku taal Jidka Bile
Rafle ee Magaalada Gaalkacyo
Ciidmada
Xoogaga Ahlu Sunna ee ku sugan
Gaalkacyo kana amar qaata Cabdi
Shukri Cali Xirsi ayaa Labadii
Cishe ee ugu danbaysay waday
hawl galo roondo ah oo ay ku
maryaan wadooyinka iyo Xaafadaha
Magaalada Galkacyo waxaana taasi
bar bar socday dadka Maalinkii
Cuntada isticmaala bisha
ramadaanka oo ay taaabooyin adag
ka qaadayaan Waxaana maanta ay
Ciidamada hawl gal ku qaadeen
meel biibito ah oo maalinkii
cuntada lagu kariyo taasi oo ku
taala aga aarka jidka bile rafle
ee Magaalada Gaalkacyo waxaana
dagaal kala hor yimid
Maleeshiyaad hubaysan oo ilaalo
ka ahaa maqaayadaas
Mudo
daqiiqado ah oo ay socotay is
rasaasaynta ayaa waxaa dhaawac
uu soo Gaaray labo ka mid ah
Ciidmada Ahlu Sunna ee hawl
galada ka wada Magaalda
Gaalkacyo
Gudoomiyaha dhanka
Aaminga uqaabilsan Ciidamada
hawl glada wada Cali diiriye
Aloore oo qaadka teleefonka
Muudgnet.com kula xariirtay
waxa uu sheegay in hawl Galada
ay wadeen Ciidamada ay ku bar
tilmaan sadeen meel Maalintii
Cuntada bisil lagu kariyo ayna
dagaal kala hor yimaadaan
Maleeshiyaad ilaalo ka ahaa
Goobtaasi “Adeer Ciidamadu Hawl
Galkooda si Caadi ah ayay u
wedeen waxayna la dagaalamyaan
dadka ma soomayaasha Maalinkii,
Habeenkiina Amniga Magaalada
ayay hayaan waxay ciidmada
leeyihiin cadow badan waxaana ka
mid ah kuwa Maanta difaacayay
Maqaayadda xili ay xaaran tahay
cuntada maalinkii bisiha
Ramdaanka dhaawac fudud ayaa soo
gaaray labo ka mid ah ciidmada
kooxihiiana way ka baxsadeen
Goobta ay ilaalada ka ahaayeen
oo waan bur burinay maqaaydii”
ayuu yiri cCali diiriye oo
intaasi ku daray in marnaba
aysan joojin doonin hawlaha ay
wadaan Ciimada Ahlu Sunna ee
Galkacyo.
Gudoomiyii
Hore Ahlu Sunna Wal-Jamaaca
Shekh Cumar Shekh Max’d Faarax
oo Dhaliilay Shir lagu soo Gaba
Gabeeyay Dalka Ithobia.
Shir Jaraid
oo Maanta magaalda Gaalkacyo Ku
qabtay Gudoomiyihii Hore Ahlu
Sunna Wal-jamaaca ee Gobolada
dhexe hadana ka mid ah Guddiga
Sare ee Ahlusunna Shekh Cumar
Shekh Max’d Faarax ayaa waxa
wax uu kaga hadlay qodoba dhowr
ah waxaana ugu horeyn shirkiisa
jaraaid uu kaga hadlay shir uu
sheegay inuu ku soo
Gabagaboobay Magaalada Adis-Ababa
ee dalka Ethiopia kaas oo lagu
mideynayay Ahlu sunna wal-jamaca
iyo Dawladda Soomaaliya Shekh
Cumar ayaa sheegay in shirkaas
uu yahay dhagar iyo Hagar daamo
loola bareeray umadda
Soomaaliyeed Gaar ahaan Culimo u
diinka Ahlu Suna wal-jamaaca
taasi oo uu sheegay inay ka
mas’uul yihiin Dawladda
Soomaliya Siyaasiyiin
iitoobiyaan ah iyo qaar ka mid
ah beesha caalamka
Sheekh Cumar
Sheekh Maxamed Faarax ayaa Sidoo
kale sheegay in Dowldda KMG ah
ay balamihii uga baxeen asagoo
Sheegay in aysan jirin wasiiro
ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo
metala Culimo udiinka Ahlu Sunna
Wal-Jamaaca
“Waxan
maqalnay in Shirka lagu soo
Gababageeyay Itoobiya ay joogaan
Xubno wakiil ka ah Ahlu sunna
waljamaaca waxaan shegayaan oo
aana qarinay kalamad ay marqaati
nooga tahay qof kasta oo
Soomaali ah taasi oo ah Raga ay
ka mid yihiin Axmed Cabdi
Salaan, Mustafe Dhuxulow iyo
Ragga La mid ah inyesan ahayn
Ahlu Sunna Wal-jamaaca Horayna
ugama mid ahayn Culmadana kumana
jiraan dagaalka nalama Galin
Talo iyo Siyaasad Naguma Darsan
Xaqna ma ah in qofka waxa uusan
ahayn uu iska sheegto” ayuu
shirkiisa Jaraaid ku yiri Shekh
Cumar oo intaasi raciyay in
Dawladda KMG aysan Ahlu Snna Wal-
jamaaca kamid ahayn
Shilalka
Gawaarida ay Wataan Burcad
Badeeda oo ku soo Badanaya
Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka
Mudug.
Magaalada
Galkacyo ee Xarunta Gobolka
Mudug waxaa kusoo Babadanaya
Shilalka Gawaarida ay wataan
Kooxaha Burcad Badeeda oo si
xoogan ujooga Galkacyo
Todobaadyadaii Ugu danbeeyay
waxaa Galkcyo iyo Deegaano udhaw
ka dhacay Shilalka Gawaaida ay
wataan Dhalinyarada ku Bahawday
Burcad Badeednimada Ku waasi oo
Xeebaha Gobolka ay Mamaraakiib
Ugu xiranyihiin
Shilalka
Gawaarida ayaa iskugu Jira kuwo
ay dadka Magaalada dhex maraya
jiirayaan iyo Gawaarida oo inta
badan Rogmada kadibna waxyeelo
Gaarsiiya Kooxaha wata Gawaarida
iyo dadka ka ag dhawba waxaana
tiro dhaawacyo ah oo ku
waxyeeloobay Gaari rogmaday ama
jiiray ay haatan jiifaan
Xaruamaha Caafimaadka Magaalada
Galkacyo ee Gobolka Muudg
In ay
shilalka Gawaarida Galaan ayaa
waxaa loo Sababaynayaa
Dhalinyrada oo Gwaarida ukaxeeya
si aan xadidnayn oo xawaare sare
ah &iyagoo Badankood isticmaala
waxyaabaha Maandooriyaha ah Gaar
ahaana Qamriga waxaan Gawaarida
ugu badan ee shilalka Gasha ay
yihiin Nooca loo yaqaan Laylada
oo si weyn ay u isticmaalaan
Burcad Badeeda Somalida
Waxaan
Arintan Shilka Gawaaraida
Buracad Badeeda Wataan Cabasho
weyn ka muu jiyay Bulshada
Gobolka Mudug oo iyagu dhibsaday
xawaaraha ay dhalinyarda buracad
badeeda Qaarkood Gawaarida u
wadaan.