

Dafcadii labaad ee dhinaca
Saxaafada oo lagu soo
gabagabeyey Iskuulka Waabari ee
Gaalkacyo
Gaalkacyo, GalMudug State,
Isniin,
18 ka, Luulyo, 2011.
Iskulka
Waabari
oo ka
mida ah
iskuulada
bixiya
waxbarashada
caadiga
ah ayaa
hadana
waxa uu
dheeryahay
iskulada
kale
waxbarasho
dhinacyo
kala
duwan ah
sida
kumbuyutaraka,caafimaadka
iyo
saxaafada.
hadaba
waxaa
todobaadakan
ka qalin
jabisay
dacadii
labaad
ee
dhinaca
saxaafada
ku waasi
oo ka
kobnaa
20 arday
o iyagu
nasiib u
yeeshay
in
lagudoonsiiyo
shahaado
saxaafaded
oo mudo
lixbilood
ah ay
baranayen
islamarkaana
ay ku
soo
biireen
bahada
saxaafada
ee
kahawlgasha
deegaanka
Galmudug.

Xaflad
aad loo
soo
agaasimay
oo lagu
qabtay
xarunta
dugsiga
waabari
ayaawaxaa
ka soo
qayb
galay
masuuliyiinkasocotay
maamulka
Galmudug
oo uu
kamid
ahaa
wasiir
ku
xigenki
hore e
warfaafinta
mudane
Axmed
Maxamuud
Xasan (axmed
baasto)
Idaacadaha
iyo
tvyada
ka
hawlgala
magaaladaiyo
dahmaanqaybaha
kala
duwan e
bulshada.

Hadaba
Khudbadu
dhaadheer
oo ay
halkaasi
kajediyen
ka soo
qayb
galayaashii
Xafladaasi
ayaa ugu
dambayntii
waxaa
makarafonka
lagu soo
dhaweyey
wasiir
mudane
baasto
Axmed
Baasto
ayaa uga
mahadceliyey
sida
qiimaha
badan ee
xaflada
lo soo
agaasimay
isagoona
sheegay
in looga
baahanyahay
in
dhalinyarada
saxaafada
baratay
ay isku
dayaan
in
dadkoda
dalkooda
si
daacada
ah ugu
shaqeyaan.
Dhinaca
kale
wasiirku
waxa uu
ka
shanqariyey
in looga
baahanyahay
saxafiyintu
in ay
wax
walba ka
hormariyaan
wararka
Galmudug
una
arkaan
in
Galmudug
ay
agtooda
katahay
mid
muqadas
ah kana
dadaalaan
in ay
iska
ilaaliyaan
qabyaalada
iyo
waxyaabaha
halaagay
umada
Soomaaliyed
ee
dhigay
mudo
labaatan
sano ah
dawlad
la,aan.
Sidoo
kale
wasiir
ku
xigeenkii
hore ee
Warfaafinta
Galmudug
waxa uu
dardaaran
u
jediyey
wasiirada
cusub ee
laga
yaabo in
ay xilka
kala
wareegaan.
Dardaaranka
ayaa ku
wajahnaa
inta
badan in
ay horay
uga
siiqaadaan
halka
maanta
ay
Galmudug
marayso
iyo iyo
waliba
in isha
sigaar
ahaaneed
loogu
hayo
saxafiyiinta
galmudug
oo
runtii
lagu
tilmaami
karo
kuwa
heerkan
gaarsiiyey
iyagon
wax
mushaar
ah ku
qaadanin
marka
lagarebo
muwaadinimada
ayku
shaqeeyaan
24ka
sacaadood.
Sikastaba
ha
ahaate
xafladan
ayaa ku
soo
dhamaatay
siwanaagsan
oo dagan
islamarkaana
ay
farxadi
ka
muuqato
Fu'aad
Xasan
Caaqil(sanyura)
sanyuraf@hotmail.com/sanyuraf@gmaail.com
mudugnet.com
Galkacyo
Galmudug
Somaaliya