Horumarka Iyo Dibudhaca Galmudug ee 2011
(Maqaal Ku Dhisan Xog’ogaalnimo)
Waxaan
dhawaan
tagay
deeganada
galmudug
waxaana
u
kuurgalay
xaladaha
kaduwan
ee
kajira
halkaa
sida:
Siyaasada,
Amaanka,
Ganacsiga,
Waxbarashada,
iyo
Wacyiga
guud
ee
bulshada
rayidka
ah.
Hadii
aan
wax
kaxuso
waxii
aan
halkaa
ku
soo
arkay
waan
u
kala
qaybinayaa
2
qaybood
oo
kala
ah
1.
horurka
jira
ee
lataabankaro
2.
dhaliilaha
taagan
iyo
sida
looga
gudbikaro
hadii
aan
ku
hormaro
Horumarka
waxaa
ladhihikaaraa
wuu
sii
kordhayaa
maalinba
maalinta
ka
danbaysa
waxaana
arkaysaa
muuqalo
kaduwan
kuwaa
oo
katurjumaya
heerka
kobaca
hormarineed
ee
kajira
deegaanka
.
tusaale
ahaan
magaalada
gaalkacyo
waxaa
u
arkaysaa
Arday
kaladuwan
oo u
kala
gooshaya
qaybaha
Waxbarashada
lagabilaabo
Dugsi
hoose
ilaa
heer
Jamacadeed
sidookale
waxaa
si
aad
ah u
soobadanaya
malgashiga
ay
samaynayaa
ganacsatada
reer
Galmudug
haba
ubadnaadaane
ganacsatadii
muqdisho
waxaa
lahirgaliyay
warshado
yar
yar
oo
soo
saara
waxyaabo
kaladuwan
sidookale
waxaa
magaalada
soo
dagay
Hay’ado
calami
ah
waxaana
soo
badanaya
fursadaha
shaqo
ee
ay
helayaan
dhalinta
waxbaratay
waxaa
meesha
kamaqnayn
kobaca
dhismooyinka
oo
la
dhihi
karo
waxay
bobacday
magaalo
100%
mudo
aan
kabadnayn
2
sano
intaan
kuma
koobna
hormarka
kajira
galmudug
hase
ahaatee
waxaa
ladhihikaraa
waxaa
u
weyn
baraaruga
qaybaha
kaladuwan
ee
balshada
sida
:
Dhalinyarada,
Hooyooyinka
,
Ganacsatada
iyo
Aqoonyahanada
kuwaas
oo
ka
gudbay
gabi
ahaanba
waxyaalihii
lagu
yaqaanay
bulshada
soomaliyeed
sida:
Qabyaalad,
Jahli,
waxqabadla
aan
iyo
dhamaan
waxyaalaha
muujiya
dib
udhaca
bulsho
meel
ku
nool
.
waxay
diideen
bulashada
Galmudug
in
la
sameeyo
waxkasta
oo
dhantaali
kara
sharafta
,
midnimada
iyo
horumarka
mustaqbalka
dhow
ee
bulshada
galmudug
waxayna
u
hureen
naf
iyo
maal
sida
aad
ku
aragteen
warbixinada
ay
warbaahintu
idinsoo
gudbisay.
Dhaliilaha
jira
iyo
siyaabaha
looga
gudbi
karo
Waxaan
jira
gaabis
iyo
dhaliilo
gudaha
ah
ee
loo
tirinayo
in
ay
mas’uul
ka
yihiin
madaxda
sharafta
leh
ee
hadda
hogaamisa
galmudug
waxaana
ugu
muhiimsan
dhinacyada
Amniga
iyo
Siyaasada.
Tusaale
ahaan
maamulku
si
buuxda
gacanta
uguma
hayo
ciidamada
deegaanka
jooga
talo
weyna
kuma
leh
taas
oo
keentay
in
ay
socon
waayaan
awaamir
badan
oo
laxariirtay
Amniga
sidookale
maamulku
ma
leh
siyaasad
cad
oo
ku
aadan
ayaaha
somaliya
iyo
katalintiisa
sida
maalmulada
lamid
ka
ah
maadama
ay
galmudug
kamid
noqotay
sadex
maamul
ee
laga
aqoon
sanyahay
Golaha
Amniga
ee
Qaramada
Midoobay
…
mana
doonayo
in
aan
ku
siidheeraado
dhaliiha
ciida
kabatay
ee
kajira
maamulka
iyo
xitaa
jufooyinka
oo
aan
sidii
la
rabay
u
dhinac
istaagin
maamulka
Dhamaan
dhibaatoyinkan
aan
kor
ku
xusay
waxaa
ugumuhiimsan
oo
sababay
sedex
waxyaalood
oo
kala
ah:
1.
Aqoon
iyo
Khibrad
yaraan
haysa
madaxda
waaxyaha
kaladuwan
ee
dowlada
taas
oo
sababtay
in
la
waayo
qorshe
cad
oo
la
higsanayo
mustaqbalka
dhaw
iyo
kan
fog
iyo
khidad
ay
hay’adaha
wax
caawiyaa
kula
shaqeeyaan
maamulka,
waxaana
lagamaar
maan
ah
in
laga
wadashaqeeyo
xoogana
lasaaro
in
shaqada
loo
dhiibo
qof
lagu
keenay
aqoontiisa
laguna
sameeyo
dabagal
si
loo
kormeero
qorshihiisa
shaqo
iyo
wax
qabadkiisa.
2.
Caqabada
labaad
waxaytahay
hubka
gacanta
ugu
jira
qabiilada
iyo
meleeshiyaadka
taas
oo
meesha
kasaartay
in
maamulku
uu
fuliyo
howsha
loo
dhiibay
iyo
in
la
sugo
amniga
muwaadiniinta
reer
galmudug
,
waxaana
waajibka
saranyahay
qofkasta
in
uu
ka
shaqeeyo
side
caqabadaa
looga
gudbilahaa
waana
arin
iyada
oo
aan
lahelin
aan
lagaarikarin
horumarka
mustaqbalka
loo
socdo,
waxyaalaha
ugu
weyn
ee
ay
ku
andacoonayan
dadka
hubka
gacanta
ku
haya
ayaa
ah
in
aysan
ku
aaminikarin
hubka
dadka
hadda
shaqada
haya
ee
ka
tirsan
maamulka
waana
arin
loo
garaabikaro
marka
aad
aqrisid
qodabka
1aad
ee
maqaalkan.
3.
Caqabada
sedexaad
waxay
tahay
wacyi
galin
la’aan
taas
oo
ah
arin
muhuum
ah
marka
ladoonayo
in
bulsho
lajeheeyo
ama
loorarayo
dhanka
horumarka
waxaana
doorkaa
gabay
qalabka
warbaahinta
(idacadaha)
oo
aan
helin
shaqaale
u
tobabaran
hanuuninta
waana
arin
mudan
si
dag
dag
ah
loo
bilaabo
ayadoo
lagala
tashanayo
dadka
khibrada
u
leh
hagida
bulshada
iyo
saxaafada..
Ugu
dan
baytii
waxaan
hambalyo
u
dirayaa
dhamaan
dadka
reer
galmudug
ee u
halgamay
in
lagaaro
horumar
buuxa
sigaar
dadka
qurba
joogta
ah,
waxaan
sidooke
kadigayaa
dadka
deegaanka
galmudug
kawada
arimaha
ku
dhisan
kooxaysiga
ku
salaysan
fikirka
diiniga
ah
taas
oo
deegaanka
ka
dhigikarta
Muqdisho
cusub
waxayna
dadkaa
ku
qaraabtaan
magaca
waxbarashada
iyo
agoonta
galmudug
….
Maxamed
C/laahi
Cali
Wardheere
E.mail
:
amiin4me@hotmail.com
Tell:
+967736554357
Mukalla-Yamen