|
|
Hadaan nahay
Madaxda, iyo Maamulayaasha MudugNet Media Waxaan hambalyada
Munaasabadda 26 ka june oo ah maalintii Calan Soomaaliyeed laga
suray Carri Soomaaliyeed.
oo walaalaheen
Waqooyi ee xiligaa loo yaqiinay British Somaliland ay
xoriyadoodii ka hantiyeen isticmaarkii Ingiriiska.
Haddaba waxaan
hambalyo kal iyo laab ah u direynaa Shacabka reer Somaliland
Gudaha iyo dibadda meel kasta oo ay ku sugan yihiin, Gaar ahaan Kuwa
wadanka gudihiisa ku nool .
Nala Dhageysta
heesahan xulka ah oo aan isku darnay oo dhamaantod ku saabsan
munaasabadda calansaarka, waxaana idiin soo diyaarshay walaalihiina
MudugNet.
Heesaha Ciidda
|