Tan iyo
sidii
loo
dilay
Hogaamiyihii
Alqaacida
ee
Qaaradda
Afrika
Fazul
Abdulla
Mohamed
ayaa
waxaa
soo
burqanayay
Warar
isdhaaf
dhaaf ah
oo si
dhaqsiya
leh isku
buruburinayay
waxaan
dhib
noqotay
in la
helo war
xaqiiqa
ah oo la
isku
haleyn
karo,
iyadoo
Dilkii
Fazuul
ay
xigtay
Qaraxii
lagu
dilay
Wasiirkii
Arimaha
Gudaha
ee
Soomaaliya
Cabdishakuur
Macallin
Xasan oo
ay sidoo
kale
hareysay
Jaha
wareer
iyo
Warar is
maan
dhaaf ah
ah oo ay
ka mid
ahaayeen
in Gabar
uu adeer
u ahaa
ay
sameysay
ismiidaaminta
, Halka
Doqonka
Murusade
ee Dambi
kasta oo
Alshebaab
geystaan
Waa Cali
dheeree
uu yiri
Sariirtaan
ugu
xirnay.
Warbixintan
Hay'adda
Sirdoonka
Mareykanka
oo aan
anigu
akhriyay
balse
aanan
ogolaansho
u heysan
inaan
sidey
tahay u
baahiyo
ayaan ka
soo
qaadanayaa
inta
Sharciga
waafaqsan
ee la ii
ogol
yahay
inaan
wax ka
sheego
lagana
heli
karo
website
yo badan
Waxaaba
ka mid
ah waana
sida ay
hadalka
u
dhigeen.
Kadib
Markii
Ciidanka
Sirdoonka
Mareykanka
uu
Gacanta
ku
dhigay
Hantidii
uu ka
Geeriyooday
Fazuul
iyo
Ninkii
Darawalka
u ahaa
oo ay ka
mid
ahaayeen
Taleefoono
Mobile
ah,
Cajalado
Video ah
iyo Kuwo
Maqal ah
intaba
waxaa
dib loo
odorosay
dhaqdhaqaaqa
Fazuul
oo
markii
hore
warbixinnada
lagu
sheegay
inuu soo
galayay
Magaalada
Muqdisho
Habeenimadii
ay
ajashiisu
soo
go'day,
oo
weliba
wararka
badankood
lahaayeen
in uu ku
dhacay
dabin uu
u dhigay
ninka
Ugu
sareeya
Alshebaabka
Soomaalida
ee ay
ajaanibtu
ku
adeegtaan
Axmed
Godane.
Kadib
markii
dib loo
baaray
xiriiradiisii
taleefoon
ee 3dii
bilood
ee ka
horeysay
Habeenkii
Geeridiisa
Waxaa
soo if
baxday
in
Fazuul
uu ku
noolaa
agagaarka
suuqa
weyn ee
Bakaaraha
guri ku
yaala
uuna si
caadi ah
u dhex
gooshi
jiray
qeybaha
Magaalada
ee
Shabaabku
ka
talinayeen
ilaa
inta
Shabaabka
la
gaarsiiyay
Jabkii
ugu
weynaa
ee
jiritaankooda
dagaalkii
looga
qabsaday
Xaruntii
hore
wasaaradda
Gaashaandhigga
uuna
hogaaminayay
Taliyihii
Ciidanka
Xoogga
Dalka
Soomaaliyeed
ee
Xilligaa
General
Axmed
Jimcaale
Geedi (Cirfiid)
oo
halkii
billad
Sharaf
la siin
lahaa
loogu
badalay
Shaqa ka
eris
isaga
iyo
Saddexd
Generaal
oo kale
oo kala
heystay
Ciidamada
Ammaanka.
Maalintaas
wixii ka
dambeeyay
Waxaa
yaraaday
Socodkii
Fazuul
Taleefoon
loggiisa
markii
la
raadraacayna
wuxuu ku
ekaaday
Xaafadda
Dayniile
iyo
agagaarkeeda,
Haddaba
Kooxda
Alshebaab
iyagoo
ogsoonaa
halista
ku soo
socoto
oo ay
filanayeen
in
weerarada
ay ku
soo
fidaan
Dayniile
ayay aad
uga
welweleen
sidii ay
ku
badbaadin
lahaayeen
Fazuul
oo
isagoon
laga
shakin
Muqdisho
Mar uun
looga
saari
lahaa,
waxaa
soo
batay
diyaaradaha
Mareeykanka
oo joog
hoose ku
duulaya
ee dul
heehaaba
Habeenimadii
Dayniile
iyo
Nawaaxigeeda,
waxay
halkaas
ka
saartay
in
Fazuul
la
marsiiyo
dhabaabaha
Qarda
jeexa ee
ka baxa
Dayniile
oo aan
Gaadiidka
dadweynuhu
marin
toosna u
gala
magaalooyinka
koofurta
sida
Afgooye
iyo
Wanla
weyn,
taasoo
ay ka
baqayeen
diyaaradaha
Mareykanka.
Warbixinta
Xiisaheeda
hadda
ayaan u
soo biya
dhaadhacay,
Kooxda
Alshebaab
oo
heysatay
dhaqaale
aad u
fara
badan
ayna ka
go'neyd
iney
hogaamiyahooda
Fazuul
sida ugu
dhaqsiyaha
badan
uguna
Halista
yar
looga
saaro
Xamar
ayaa
iyagoo
adeegsanaaya
Xididnimada
Sokeeye
ee kala
dhexeysay
Ra'iisal
Wasaarihii
Xilligaa
Mudane
Farmaajo
oo
Xaaskiisu
ay tahay
Marwo ka
soo
jeeda
Beesha
Murusade
oo
Awooda
Shabaabka
ee
Muqdisho
Gacanta
ku
hayaan
iyagoo
ula
tagay
Qorshe
ay ka
soo
shaqeeyeen
muhandasiinta
ajaanibta
ah ee
Alqaacida
ee Xamar
ku
sugnaa
(Waa
sida
warbixintu
u
dhigtayee),
Waxay
heshiis
Malaayiin
doolar
ah la
galeen
Farmaajo
iyo
Marxuum
Cabdishakuur
oo ay
dhinac
socotay
hanjabaad
ah in
Hadii ay
ku guul
dareystaan
Qorshahaan
in
Naftoodu
u maqan
tahay,
iyadoo
Qorsha
Dilka
Farmaajo
iyo
CabdiShakuur
Loo xil
saaray
Rag
shabaab
Darajo
sare ka
joogay
oo ku
abtirsada
Beelaha
Cabsiiye
Ceyr iyo
Murusade
oo ay
qaraabo
hoose
yihiin
Xaaska
Ra'iisal
Wasaare
Farmaajo.
Qorhsahan
Cilmiyeysan
ee
xeesha
dheer ku
qotamay
ayaa
ahaa in
Ciidanka
Dowladda
ee Jooga
aagga
Ex-control
oo ah
kuwo hal
Jufo u
badan
laga
Qaado
meesha
laguna
Badalo
ciidamo
isku
dhaf ah
ee ka
kooban
Cabsiiye
Ceyr iyo
Murusade
hadeey
diidaana
hub ka
dhigis
lagu
sameeyo
lana soo
wargaliyo
Alshebaab
si ay
weerar
ugu
Qaadaan
marka
hore
kadibna
ciidamada
Farmaajo
diyaariyay
Meesha
ula
Wareegaan
Waxaana
la siiyay
Liiska
magacyada
Saraakiisha
taliyaasha
looga
dhigaayo
Ex-control
oo ahaa
rag ka
mid ah
Ciidanka
Dowladda
kuna
Abtirsada
Beesha
Cabsiiye
Ceyr iyo
Murusade,
arintana
waxaa
xooggeeda
Cadaadis
lagu
saaray
Marxuum
Cadishakuur
oo aan
wax
xurguf
ah kala
dhexeyn
Jufada
ay ka
dhasheen
Askarta
Gacanta
ku
heysay
Amaanka
Ex-control
Afgooye
ilaa Km
4, Halka
Farmaajo
iska
dhigayay
mas'uul
qaran oo
howsha
ku
socodsiinaayo
dikreeto,
Marxuum
Cabdishakuur
na ahaa
nin
howsha
Fulinayay.
Waxaan
kala
cadeyn
inta uu
ka ogaa
Maadaxweynaha
oo
warbixintu
ay Gabi
ahaanba
Khad
madow
marisay, Waxaase
warqad
amar ah
oo kala
diris
iyo hub
ka
dhigid
ah ka
soo
baxday
Xafiiska
Ra'iisal
wasaare
Farmaajo
oo ku
aadan
Ciidamada
Ka
howlgala
Ex-Control,
warqadduna
Toos ugu
socotay
Wasiirka
arimaha
Gudaha
halka
cc- Copy
ah la
siiyay
Wasiirka
Gaashaandhigga
Mudane
Faqi iyo
Taliyaha
Ciidamada
oo ay
xigta
Hoose
yihiin
Farmaajo.
Intaasi
markeey
Howshu
mareysay
ayaa
ragii
shabaab
ka
sirdoonka
u ahaa
ee
Xafiiska
Ra'iisal
wasaaraha
ka ag
dhawaa
ee
xidinimada
xaajadooda
ku
dhameystay
ayaa
hadalkii
la
booday
una
sheeegay
Madaxdii
Shabaabka
in
Howshii
hirgashay
Askartii
Ilmaha
ku
dhaldhalay
Ex-control
afgooye
meesha
waa laga
qaaday
oo
rageenii
ayaa loo
dhiibay.
Waxaa
nasiib
Darro
noqotay
Ciidankii
Fadhiyay
Ex-Control
Afgooye
iney ka
madax
adeegeen
Awaamiirtii
Ra'iisal
Wasaare
Farmaajo
oo ay
diideen
iney
meel uga
baxaan
Goobta
ay
joogaan
ayna
tahay
Waajib
Qaran oo
ay
gudanayaan
iney
Goobtaas
ka
difaacaan
cadowgooda
Alshebaab.
Warbixinta
Inta
dambe
ayaa ah
Hadaladii
sirdoonku
ka
Qabteen
Ra'iisal
Wasaare
Farmaajo
kadib
dilkii
Fazuul
iyo
Qaraxii
lagu
dilay
CabdiShakuur,
isagoo
difaac
nafsi
galay oo
yiri
Qorshahaasi
waa
jiray
waxaana
Qorshaheygu
ahaa
inaan
Nolol ku
qabto
Fazuul
oo aan
Mareykanka
u
gudbiyo
anigoo
gudanaya
Waajibka
i saaran
Muwaadin
Mareykan
ahaan,
mana
jirto
wax
lacag ah
oo aan
Alshebaab
ka
qaatay.
Waa tii
markiiba
qulqulatadii
Shirkii
Kambaala
dhacday
Waxaana
naga
Qarsoonaa
Dambiga
Farmaajo
Galay
iyo Waxa
keenay
in si
sharaf
dhac ah
leh
looga
qaado
xilka
iyadoo
ujeedada
Shirka
oo dhan
ay ahayd
in
Labada
Shariif
la
heshiisiiyo,
taasoo
iyada
Ruuxeeda
ay
leedahay
laba
macno oo
is
khilaafsan:
Waa tan
horee
Farmaajo
oo
Danihii
Mareykanku
ka
lahaayeen
oo aheyd
inuu
Basaaso
Reer
Xididkiis
oo
sirtooda
iyo
Sheekada
shabaab
kala
dhantaalo laga
fushaday
wax
nafac ah
inuusan
laheeyna
u arkay
sidaana
Qashinka
ugu
tuureen.
Ta kalaa
waxay
tahay in
Ay
Mareykanku
ka
badbaadinayeen
Alshebaab
oo uu
lafdhabarka
ka
jabiyay
iyadoo
CabdiShakuur
si ula
kac ah
loogu
sii
daayay
oo
Marykanku
ay
daayaceen,
Waxse
Xaqiiqdu
tahay
Ilaah uunbaa
ku
caalim
ah,
Lacagtase
Shabaab
laga
qaatay
waxaa la
soo
dhigayay
Xawaalad
ka mid
xawaaladaha
waaweyn
ee ka
howlgasha
Toronto
oo
xilliga
haatan
ah
baaritaano
ku
socdaan
una dhow
iney
Burburto
oo lagu
kala
tago.
Kadib
Dilkii
Marxuum
Cabdishakuur
Ciidamada
AMISOM
ayaa
Gabi
ahaanba
Waxay
Guriga
Ra'iisalwasaaraha
kala
baxeen
dhamaan
Shaqaalihii
Guriga
oo ay ku
jiraan :
ilaaladiisii,
Cunto
kariyaalkiisa
iyo Kuwa
jardiinka
u
rusheyn
jiray,
taasoo
marki
hore
naloogu
waramay
in
AMISOM u
sameeyay
iney
Bahdilaan
(Humiliation)
Ra'iisal
Wasaaraha
oo ka
dhaga
adeegayay
inuu
xilka ka
dego oo
nalooga
dhigay
in
Xabbad
Dhafoorka
laga
saaray
oo
khasab
isku
casil la
yiri.
Waxaase
Warbixintani
ifisay
in
lafihiisa
ay ka
badbaadinayeen
Kooxda
Alshebaab
oo
qorsheysay
habkii
lagu
Khaarijin
lahaa,
iyadoo
ragga
ilaaladiisa
ay u
badnaayeen
Beesha
ay
xididka
yihiin
ee
Murusade
Warbixintaan
oo ah
mid
taxane
ah oo in
muddo ah
aan sii wadi
doono
hadba
sidii
aan
xogta u
soo
helno
ayaa
waxaa
diyaariyay
Walaalkiin
Saami
Bile,
waxaana
ansixiyay
oo Soo
saaray
Khaladaadkana
ka
dhowray
Laashin
abtidoon
Aw-Baahalow
- nin
waalan
ka dheh......
Tifatire
Saami
Bile (ina
san ku
neefle)
Soomaali
Sax iga
dheh.