
Digniin: Fadlan Iska Xir Boggaan
Hadii aadan Fiirsan karin
sawirada Calool Xumadooda
Wiilka
Magaciisa:
Cali Bashiir Xaashi Kadiye
Waa wiil yar oo
dhibane ah kaas
oo aan laheyn
marinka kaadida
banaanka keena
{Gus} kaasoo ay
dhib kutahay in
ay kaadidu
banaanka oga soo
baxdo.
Cali oo ah cunug ku dhashay nabarkan kaga yaala meelihii loogu tala galay Xudunta iyo Guska ayaa waxa uu kunoolyahay magaalada Gaalkacyo, iyadoona Qoyskiisu uu yahay mid danyar ah.
Cunigaani ayaa wax looga qabanwaayay Gudaha dalka Soomaaliya fadlan caawiya walaaleyaal.
Faahfaahin
Dheeraad ah iyo
Ciddii Wax ku
kaalmeyneysa La
xiriira
Lambarada Hoose
Cali aabihiis Bashiir Xaashi kadiye Tel:506825 ama 625697 ama 624334
jazakunullaahu kheyran