Bismillaahir Rahmaanir Rahiim
Waxaa dhawaan ka dhacay Koonfurta magaalada Gaalkacyo xaflad iyo damaashaad ballaaran oo beesha reer Ciise Hilowle ay ku caleemasaarteen kuna duubteenNabadoon Guud oo lagu magacaabo
Sheikh Abdirahman Xassan Cawaale Barkhadle. Munaasibaddaas oo lagu qabtay Hotel Embassy, waxaa kasoo qaybgalay Nabadoono, Culumaa'uddiin, Aqoonyahaano, Siyaasiyiin iyo bulshoweyn waxgarad ah, iyagoo kuligood soo dhaweeyay go'aanka iyo toowfiiqda beesha reer Ciise Hilowle ay ku duubteen Nabadoon Sheikh Abdirahman Xassan Cawaale.

Haddaba waxaanu u rajayneynaa Nabadoon Sheikh Abdirahman Xassan Cawaale, in Allaah-SWT ku garab galo xilkaas weyn oo loo doorteen islamarkaasna waafajiyo tubta toosan oo xaqa ah. Waxaa lagudboon Walaalaha ay arrintani si gaar ah u khuseyso in ay gacan buuxda kusiiyaan Nabadoonka sidii uu gudan lahaa masuuliyaddaas qiimaha weyn leh oo dusha laga saaray.
Wabillaahi Toowfiiq.
Waxaa Qoray: Hassan Sh. A. Shirwa
Waxaa Sidoo Kale Hambalyo iyo Bogaadin u jeedinaya Nabadoonka Dhamaan Jaaliyadd Beesha reer Ciise ee Qurbaha iyo kuwa Gudaha Dalka ku sugan Gaar ahaan:
Avvocato Dr. Cabdiraxmaan Xaaji Ereg - Rochester, Mn- U.S.A.
Axmed Barre Hool - Miciweyn - Minneapolis, Mn. U.S.A
Muxubbo Cadde Siyaad, Rochester, Mn. U.S.A.
MOHAMED HERSI ROOBLE..OORFANE.. oo ku nool swisserland,luasanne
Jaaliyadda Canada
Salaad cismaan Gaar gaar, Kitchener, Canada.
Maxamed Sheekh Nuur Xasan ( Gureey)
Xaawa Sheekh Nuur Xasan
Xasan xirsi Kaarshe, Kitchener, Canada.
C/shakuur Axmed Barre, Toronto, Canada
Cabdirisaaq Cadde Siyaad, Toronto, Canada.
Canab Cadde Siyaad, St. Catherines, Canada.
Saciido Sheekh Nuur Xasan. Toronto, Canada
Nadiifo Aayar Socoto, Kitchener, Canada.
Fartuun Sheekh Nuur Xasan, Toronto, Canada.
Muxubbo Sheekh Xuseen, Alberta, Canada.
Jaaliyadda Gaalkacyo
1. Cabdiraxman Shekh Nuur
2. Sh. Maxamed Macalin Abshir
3. Siciid Maxamuud cilmi Guuleed
4. Xaji Muxyadiin Sh. Xuseen
5. Cabdulaahi Axmed Farax
6. Xaji Cabdirasaq Aaden Dhoolay
7. Cabdiraxman Aayarsocoto
8. Axmed Macalinin Abshir
9. Sh. Muxyadiin Sh.yuusuf
10. Xashi Cabdikariin Nuur
11. Cabdulqadir Aaden Jimcaale
12. Shariif Maxamed Kadiye
13. Cabdifataax Farax Cali Cabdi
14. Caloi Badal Macalin Maxamed
15. Sh.Nuur Macalin Maxamed
16. Shariif Macalin Maxamed
17. Aways Macalin Maxamed
18. Khaliif Cabdi Dhicis Macalin
19. Cabdifataax Axmed Barre
20. Nuur Farax Cumar Cabdi
Jaaliyadda Sweden
1. Abshir Cabdulle (abshir shiilaale)
2. Cabdulqadir Xuseen Farax
3. Cabdulaahi sh Siciid Guray macalin
4. Cabdulaahi Cilmi Sahal (C/hi Jini
5. Cabdinaafac Cismaan Gaargaar
6. Cabdixakiim Osman Dhooteeye
7. Mahad Cabdiraxman (aayar socoto)
8. Aways Maxamed Diini ( Maalin guur)
9. Khaliif Maxamed (khalif Rayfal
10. Cabdifataax oriye
11. Faaduma maxamed Diini
12. Caasha cilmi Erag
13. Fardawsa Cumar Sh.Nuur
14. Layla Cabdiguray Faarax
15. Saynab Sh.Siciid (Guray)
Jaaliyadda U.K
1. Dr: Hassan sheikh Ali Shirwac
2. Sh. Cabdiraxman Xuseen Farax (Xadro-
3. Maxamed Sh. Cabdullaahi Sh. Nuur
4. Dr: Maxamed Cabdullaahi (Carabeeto)
5. Aways Maxamuud Cilmi (Fayte)
6. Faysal Cabdulaahi Xasan Jimcaale
7. Haaruun Cabdullaahi xasan Jimcaale
8. Asaday Farax Shire
9. Xuseen Ereg Farax
10. Cabdeulqadir Guuce
11. Fartuun Tahaliil xasan Jimcaale
12. Muxubo Sheekh Cali Shirwac
13. Khadra Xuseen Erag Faarax
14. Naciima Cusman Sheekh Cali
15. Nasro Cusman Sheekh Cali
16. Saxdiya Siciid Sheekh Cali
17- Cibaado Xasan Cali Cilmi
Jaaliyadaha Kale dib ayaan ka soo galin doonaa hadba sida ay noo soo gaaraan insha Allah, waxayna dhamaantood Ilaaluga baryayaan in Nabadoonka Ilaah la garab galo xilka culus ee loo doortay.