(4)

 

Diyaariye : Cabdulqaadir Axmed Colaad

 

 

Halgame C/laahi Ciise Maxamuud waxa uu sanadkii 1947dii gudoomiyay fadhigii tariikhiga ahaa ee  golaha dhexe Ururkii SYL ee lagu gaaray  xuriyadda 10sano oo Trusteeship-ka.

Halgame C/laahi Ciise waxa uu horsed ka ahaa dagaalkii Hanoolaato ee dhex maray Gumeystihii Taliyaaniga iyo Umada soomaaliyeed sanadkii 1948dii,dagaalkaai oo ay ku geeriyoodeen 52 ruux oo taliyaani,15 ruux oo Pro Taliyani ah iyo Xaawo Cusmaan(Xaawo Taako).

13 bishii janaayo 1948 halgame C/laahi Ciise Maxamuud iyo Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal waxa ay warqad u direen Xoghayihii guud ee qaramada Midoobay, oo ay u sheegeen iney doonayaan Soomaali mideysan oo xuriyad gaarto.

                                                                   


                                                              Aad bogga 5aad